Gudoomiye Waaxeed ka tirsan Maamulka degmada X/weyne oo goor dhow la dilay

Kooxo hubeysan ayaa goor dhow dil u geystay guddoomiyihii Waaxda Horseed oo ka tirsan degmada Xamar Weyne ee gobolka Banaadir kaasoo lagu magacaabi jiray Xaaji Iikar. Dilka masuulkan ayaa ka dhacay agagaarka hoygiisa oo ku yaalla nawaaxiga Masjidka loo yaqaano Aw-Cusmaan-ka ee degmada Xamar-weyne sida ay sheegayaan warar goor dhow ku soo dhacay warqabadka allbanaadir … Continue reading Gudoomiye Waaxeed ka tirsan Maamulka degmada X/weyne oo goor dhow la dilay